Ku bood qoraalka
Mudnaanta

Mudnaanta Hoggaamineed

Meelaha ugu muhiimsan ee hoggaanka cusub diiradda saari doono.

01

Maamul-wanaag iyo Hufnaan

Xoojinta isla xisaabtanka, daahfurnaanta iyo ka-qaybgalka xubnaha ee go'aanada PUNSAA.

02

Adeegyo Xubnaha Waxtar u leh

Bixinta taageero, tababbarro iyo fursado kor loogu qaadayo awoodda ururrada xubnaha ka ah.

03

Madax-bannaani Dhaqaale:

Dhisidda ilo dhaqaale oo waara si loo yareeyo ku-tiirsanaanta mashaariicda deeq-bixiyeyaasha.

04

Matalaad loo Dhan Yahay

Xoojinta doorka haweenka, dhallinyarada, dadka naafada ah iyo ururrada gobollada.

05

Difaaca Xuquuqda iyo Xorriyadda Bulshada Rayidka ah

Ilaalinta xorriyadda hadalka, isu-imaatinka iyo ururaysiga.

06

Ka-qaybgalka Go'aan-qaadashada

Hubinta in bulshada rayidku door muuqda ku yeelato siyaasadaha, sharciyada iyo qorshayaasha horumarineed.